Qaar ka mid ah Shirkadaha waaweyn ee caalamka oo xanibaad saaray Ruushka

Shirkadda Google waxay ka saartay adeeggeeda Google App ciwaannada shirkadaha warbaahinta Ruushka ee RT & Sputnik. Twitter, iyaguna waxay sheegeen inay qaadi doonaan tillaabooyin caankaasi ah. Sidoo kale, Shirkadaha Visa & Mastercard ee adeegga bangiyada waxay ku dhawaaqeen inay xayiraad saari doonaan qaar ka mid ah hay’adaha lacagta Ruushka. Shirkadda ExxonMobile waxay iyana ku dhawaaqday … Continue reading Qaar ka mid ah Shirkadaha waaweyn ee caalamka oo xanibaad saaray Ruushka